Askari ka tirsan ciidanka DF oo toogasho ku dilay gabar uu Jaceyl kala dhexeeyey

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya degmada Belad-xaawo ee gobolka Gedo askari ka tirsan ciidamada dowlada ee halkaas ku sugan ayaa toogasho ku dilay haweeney ka tirsaneyd dadka degaanka. Askariga ayaa la sheegay inuu xiriir jaceyl kala dhexeeyey gabadha uu dilay. Goob joogayaal ayaa sheegay in dilkan uu yimid ka dib markii uu muran … Continue reading Askari ka tirsan ciidanka DF oo toogasho ku dilay gabar uu Jaceyl kala dhexeeyey